Posts

Buugaag qiimo leh iyo koorsooyin aad si fudud English-ta ugu baranayso.

Image
Image
Ka Akhriso Novels ka loogu  akhriska badan yahay   iyo buugaagta fiilkaaga   ugu wanaagsan

Waa xarun aad ka akhrisan karto buugaagta noocyadooda ugu wanaagsan uguna cusub.

Image
Ashiya Digital library waa library casri ah oo aad ka helayso buugaagta sida kuwa ganacsi abuurka, dhaqaalaha, caafimaadka, Computer, Engineering, Relationship iyo video kala duwan oo Ingiriisidda lagu barto.